X

Waan ognahay in inta badan argagixisada Koofurtu ka timaad Somaliland xilligey rabaana tagaan Hargeysa: MAQAL Yuusuf Indhacade

Jeneraal Yuusuf Indhacade ayaa sheegay in xooga argagixisada Koofurta Somaliya uu ka yimaado Somaliland (Hargeysa iyo Burco) uuse jeclaan lahaa in layska mooso inta aanu daadku ku soo gelin. Indhacade ayaa suidoo kale sheegay in aanu aqoon wax la yiraa Somaliland laakiin yaqaano Woqooyiga Somaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.