Heesta sida dhuuxii Boorama waxay ka mid tahay heesaha aan waligood gaboobin ee aadka looga jecelyahay gobolada ADAL waxase ay ka mid ahayd heesaha uu ku luqeeyay Abwaan fanaan Macalin Liiro munaasabada Ciida. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM