Wararkii ugu dambeyay ee ka soo baxay qaraxii argagixisada shabaab ka fuliyeen bar u dhow albaabka madaxtooyada ayaa waxa ku dhimatay inta la ogyahay ilaa 12 qof oo u badan askartii dawlada, dad shiciba iyo nin Turki ah. Falkan ayaa laga soo abaabulay isla madaxtooyada sida dadka badankiisu aaminsa yihiin waxana fuliyay isla kuwa lagu sii daayo qabiil.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM