Wabiga Shabeelle oo ka mida labada wabi ee soo gala dalkeena ayaa gebi ahaanba u muuqda in uu gudhey iyadoo dadka deegaanku ay qaylo dhaan ka soo saareen biyo la’aanta ka jirta wabiga oo ay ku xiran yihiin dad aad u farabadan oo dega wabiga agtiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS