X

Wada lahaanshaha Somaliland inta la xaqiijinayo waa in diiwaangelin dib loo dhigtaa: Siyaasi Ismaaciil Aare

Siyaasiga Ismaaciil Aare oo shir jaraaid ku qabtey Boorama ayaa sheegay in ay haboon tahay in reer Awdal qaadacaan diiwaangelinta inta la xaqiijinayo in Somaliland la wada leeyahay iyo inkale wuxuuna ku tilmaamey beesha dhexe kuwa sida gofonaha dhiiga uga jaqdey reer Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.