Wadanka Sucuudiga ayaa la waal waalanaya in uu taageero ka helo dowladaha islaamku inay xalaaleeyaan dilkii 37 qof ee lagu dilay dal kiisa.
Haday wadaadada Somaliland Jimcaha ka can baareeyaan masaajidada dowlada Iran oo ay Saudiga ku amaanaan in uu ku sax sanaa dilalka uu geestay dabeed ha la ogaado Somaliland in ay dowlad wahaaibiya isu bedeshay.
Waa la wada ogyay in aan cadaaldi oolin wadanka Saudi Arabia sidaa darteed hadii wadaada Somaliland lacag yar loo qaybiyo oo la yidha taageera dilalka dalkaa laga geystay wadaadadu ha ogaadaan in ay ilaahay iyo cadaaladaba ka fogaadeen.
Sucuudigu Somaliland ma risiqo ee ilaahay baa risiqa ha ka dig toonaadaan wadaadadu in aanay Iran iyo Saudi ga midna dhinaca saarin oo aan Somaliland waxba uuga shan iyo toban ahayn sheekada dilka ka dhacay Saudi Arabia.
Haday isku dayaan inay wadaadadu jimcaha ka canaareeyaan dowlada Iran oo taageeraan dowlada Saudiga ha ogaadaan in aan dib wax looga dhegeysan karin oo ay mahdabta Wahaabiga ee kharafka ah ay isku cadeeyeen inay heystaan.
Abdi Mustafe
Abmustafe123@gmail.com