X

Wadahadaladii maamulada Khaatumo State iyo Somaliland oo furmay yaase kala matalaya: SAWIRO

Iyadoo shalay at u duuleen magaalada Addis ababa wakiilada maamulada Somaliland iyo Khaatumo ayaa waxa saaka si rasmiya uga Furmay caasimada dalka Itoobiya kulankaas.
Wada hadaladan u dhaxeeya labada dhinac ayaa si degan ku bilaab waxaanay ahaayeen qodobada laga wada hadlayay qaar siweyn leysula fahmay wixii wara ee danbe waxaanu idiinku soo baahin doona intaa aanu baahintayadan ku guda jiro

Waxaanay kala yihiin xubnaha Somaliland uga qayb galaya wada hadalada sidan:—

1.Wasiirka Arrimaha Debedda
Sacad Ali Shire
2. Gudoomiyaha xisbiga Ucid
Faysal Ali Waraabe
3. Wasiirka Waxbarashada
Abdillaahi Habane
4. Wasiirkii hore Maaliyada
Cawil Ali Dualle
5. Gudoomiyah Koowaad ee
xisbiga Kulmiye
Mohamed Kaahin Ahmed.

6.Wasiirka Beeraha

Dr Maxamed Aw. Daahir

Sidoo kale xubnaha u mataleya wada hadalada khaatumo iyaguna waa sidan:—

Maxamed Sheekh Cumar Xasan
Maxamuud Ismaaciil Shabac
Axmed Xaaji Cali
Bayaar Mahdi
Cali Ciise Cabdi
Cabdikariin Xasan Jamac
Cabdirashiid Maxamed Faarax
Abshir Cawil Cabdi Dhiif

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.