Waxaa imika xafiiska guud ee xisbiga Waddani ka soo baxday waraaq ay ku xardhan yihiin xubno loo xilsaaray, soo maslixida xubnihii ka cadhooday xisbiga Waddani ee uu ka mid ahaa axmed muumin seed gudoomiye ku xigeenkii koobaad
Liistada waxa soo saaray C/raxmaan Ciro oo raba in aan beelna lumen si uu doorashada ugu guulaysto.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS