Wadatashigii deegaanka Balicad uga socday maamulka Khaatumo State ayaa la soo gabagabeyay waxana ka soo baxay go’aano laysku afgartay oo ay ugu weyn yihiin in shir wadatashi loo qabto garaadada reer Khaatumo State. Madaxweyne Galaydh ayaa ka hadlay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM