X

Wafdi ka yimi Muqdisho oo ka degay Hargeysa sidana taakuleyntii dawlada Somaliya ku deeqday

Wafdi ka socda dawlada Somaliya ayaa ka soo degay Muqdisho halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Wafdigan oo u badnaa culimo iyo oday dhaqameed ayaa sida lacagtii dawlada Somaliya ku deeqday taas oo aad loo shiki qabo in ay u gacan gasho maamul lagu sheegay in ay abaaraha u joogaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.