X

Wafdi uu watay raiisal wasaaraha oo si xun loogu bahdiley Kiiniya: MAQAL cabaadka

Wafti uu hogaaminayay raiisal wasaaraha Somaliya ayaa si xun loogu bahdiley madaarka Kiiniya iyadoo waftiga intiisa badan ka daaheen diyaaradii qwaadi lahayd looguna daray in laga saaro qaybta martida ee garoonka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.