Hargeysa–Wafdigii maamulka Hargeysa u dirsadeen in ay la soo hadlaan dawlada Somaliya ayaa Hargeysa ku soo noqday kadibna ku hor calaacalay saxaafada iyagoo sheegay in laga diiday in ay doortaan cida ay la hadlayaan ee ka imanaysa dawlada Somaliya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS