Wafti ka socda safaarada Turkiga ee Jabuuti oo Saylac gaaray
Wafti ka socda safaarada Turkiga ee Jabuuti ayaa Saylac gaaray. Waftigan ayaan la sheegin ujeedada socdaalkooda iyo in ay kaliya soo atkayaan caasimada Saylac oo muddo hore hoos iman jirtey xukunkii Cusmaaniyiinta.