X

Wafti ka socda xiriirka kubada Somaliyeed oo Ruushka lagu soo dhaweeyay

Wafti ciyaartoy Somali ah ayaa Ruushka lagu soo dhaweeyay. Waftigan oo xiriirka kubadda cagta Somaliyeed ayaa Inta Moosko u taagey ka qayb galka furitaanka kobka aduunka.



Saraakiisha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku hawlan doona maaratoonka FIFA iyo CAF. Intii lagu guda jiray qaybta labaad ee shirwaynaha, 211 xubnood ee xubin ka ah FIFA ayaa go’aan ka gaaraya marti gelinta martigelinta Koobka Aduunka 2026.



Marooko iyo Mareykanka waxay u dagaalamayaan martigelinta xafladda cayaaraha ugu qiimaha badan caalamka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.