Wasiir ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay wafdi ayna shaacin oo u joogey Turkiga, wuxuuse hadda sheegayaa in waftigaas u joogo Turkiga sadex arimood oo ay ugu weyn tahay in mucaawinada la siiyo Somaliya ay iyaguna qaybtooda helaan.
Hadalkan ayaa muujinaya in ayna Somaliland toos wax u helin ee ay wali ku xiran yihiin dawlada Somaliya ee ay sheegaan in ay ka go,aan. Wuxuu kaloo sheegay in u sharaxayaan Turkiga taariikhda Woqooyiga inkastoo beelaha darifyadu ku jirin waxa ay Turkiga u sheegayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS