X

Wahaabiyada Sucuudiga oo la khashifay sidey u qariyeen meydka Jamaal Khashowqi

Wahaabiyada Sucuudiga oo la khashifay sidey u qariyeen meydka Jamaal Khashowqi. Suxufiga ayaa dilkiisu ka soo wareegtay sadex bilood markii uu safaarada u doontey warqado u fasaxaya inuu guursankaro haweenayda Turkida ah ee u doonan.


Waase markii ugu dambeysay ee la arko asagoo nool. Haweenayda u doonan ayaa saacado ku sugtey Jamaal afaafka qunsuliyada ilaa markii dambe loo sheegay in aan qof ku harin oo qunsuliyadu xiran tahay.


Sirdoonka Turkiga ayaa markiiba daboolkla ka qaaday in meydkiisa la jarjaray muusigna lagu dul ciyaaray. Hadaba muuqaalkan waxaad ku arkaysaa markii meydkiisa la jarjaray sidii looga saaray qunsuliyada.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9xTxcXp9tco[/embedyt]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.