Wakiil ka socda Imaaraadka oo Hargeysa u yimi sidii uu biyogelin uga samayn lahaa iyo qaar ka hadlay+MUUQAAL
Hargeysa–Wakiil ka socda imaaraadka carabta ayaa Hargeysa u yimi sidii ay biyogelin uga samayn lahaayeen isago uu sheegay wasiirka Siilaanyo ee biyuhu in mashruucani hakad galay in muddo ah.