X

Wakiilada Siilaanyo uga qaybgalaya la kulanka kooxda Xasan Sheekh oo Turkiga u dhoofay+MUUQAAL

Hargeysa–Wakiiladii Siilaanyo uga qaybgalayay la kulanka kooxda ama wakiilada Xasan Sheekh oo sheegay in ay Turkiga u dhoofayaan. Wakiilada kooxda Siilaanyo ayaa la siiyay tababar fiican si ay gooni goosadnimada uga dhigaan caalami waxana lagu tababaray Addis ababa iyadoo shirkad Ingiriisa soo kireystay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.