X

Wakiilka Igad Afey oo u hanjabay cidii carqaladeysa doorashada Axmed Madoobe: far ayaan idinku eegaynaa

Wakiilka IGAD u qaabilsan Somaliya Afey ayaa u hanjabey cidii carqaladeydsa hanaanki lagu doortey Axmed Madoobe oo ay doorteen barlamaan marhore lakala direy. Hadaad la timaadaan arbushaad waxaa idinbku godnaaneysa far ayuu yiri Afey oo lagu eedeeyo in qabiil ugu eexanayo Axmed Madoobe.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.