Wakiilka Itoobiya u fadhiya magaalada Hargeysa ayaa wax laga waydiiyay saldhiga la sheegayo in Imaaraadku laga siiyay Berbera oo la sheegay in Itoobiya ku gacansaydhey. Wakiilka oo lagu magacaabo Berhe Tesfay ayaa sheegay.
Ma jirto in aan xidheyno wakiilka aan ku leenahay halkan wararkaas waa been. Dhinaca dekeda ayuu yiri“Arrinkaa go’aankeeda waxa leh maamulka Somaliland, mana khuseeyo Itoobiya. Muhiimada isticmaalka dekeda Berbera ee Itoobiya waa inaan amaan ku helo.
Waa wakiilkii u horeeyay oo war ka bixiya arintan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS