Wakiilka Jabuuti u fadhiya Somaliland oo gobolka Awdal si aada loogu soo dhaweeyay
Wakiilka Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa Boorama si aada loogu soo dhaweeyay xilli ay jaaliyada aadka u badan ee reer Jabuuti ay taageero u muujiyeemn madaxweynaha Jabuuti Ismaacvil Cumar Geelle.