X

Wakiilka Jabuuti u jooga Hargeysa oo xarun furey

Wakiilka Jabuuti u jooga Hargeysa ayaa xarun u furey jaaliyada reer Jabuuti ee ku nool Hargeysa ama u soo xagaabaxa. Wakiilkan ayaa ka cararay suaalo la xiriira weerar ka dhacay Saylac.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.