Boorama–Badhasaabka Siilaanyo ee Boorama Ramaax ayaa codsi u dirtey Itoobiya uu ku sheegay in gaadhi laga soo dhacay kana codsaday Itoobiya in gaadhigaas loo soo celiyo. Ramaax ayaa aaminsan in gaadhigaas loo gudbiyay Itoobiya inkastoo la rumeysan yahay in gobolkaba aanu dhaafsiisneyn.
Itoobiya ayaa ku gacansaydhay codsigaas iyadoo sheegtay in ay rumeysnayn waxa Ramaax sheegayo ayna rabina in ay soo faragashaan siyaasada Woqooyiga oo kaliya baadhi karaan haddii Siilaanyo soo codsado. Dabcan Siilanyo laftiisa ayaa hawlgal oo waraaqaha loo qoraa lagana ilaaliyaa in suaalo la waydiiyo waayo waxa dhacaya intooda badan waxa qabta dad aan la dooran.
Ramaax ayaa isagu sheegay in uu rajaynayo in gaadhigaasi Itoobiya u soo celiso waa sida uu sheegaye.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS