X

Wakiilka Siilaanyo u fadhiya Boorama oo degdeg u bedelay maamulka degmada Quljeed oo hore uga cawday+MUUQAAL

Quljeed 04 Jan 2015–Maamulkii degmada Quljeed ayaa la bedelay laguna bedelay maamul kale waxana talaabadan ku guuleystay wakiilka Siilanyo u fadhiya Awdal Cabdoo Aayar oo maamulkii hore ka caydeen. Isbedelkan ayaa lagu tilmaamay mid khalkhal lagu gelinayo kacdoonka oo hadda kira goobkasta oo ka mida deegaanada Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.