X

Wakiilkii Khaatumo ee Imaaraadka oo war ku bixiyay Hargeysa

Wakiilkii Khaatumo ee Imaaraadka Carabta ayaa war ku bixiyay Hargeysa xilli Cali Kaliif lagu furtuurey oo shir dhici lahaa aanu dhicin hadana shirkale Buuhoodle ka dhacayo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.