Walaal dar Ilaahay u caawi hooyo ku nool gobolka Awdal waliba tuulo oo la ildaran ilma yar oo ay dhashay oo xanuun kaga dhacay jidhkoo dhanhadana indhihii uu ka soo gaaray. ARAABINEWS