X

Waligaa ma aragtey wasiir caafimaad oo dariiq kaadi la sarajoogsadey

Waligaa ma aragtey wasiir caafimaad oo dariiq kaadi la sarajoogsadey. Waxaa sidaa lagu arkay wasiir caafimaad oo ka tirsan gobolada Hindiya oo dariiq la sarajoogsaday kaadi.



Wasiirka ayaad ku akaysaan sawirka asagoo gaarigiisii wadada taagan yahay isagiina kaadi la sarajoogo dariiqa. Waxa gaariga agtaagan dirawalkiisa. Hindiya ayaa ka mida wadamada ugu nadaafada xun aduunka.



Wadooyinka iyo luuqkasta waxa ka buuxda saxarada iyo kaadida. Dawlada ayaa hadda wada inay qodo musqulo ay isticmaalaan in ka badan 500 oo milyan oo qof oo bilaa musqula.



Kufisiga ugu badan ayaa dhaca xilliga haweenku u baxaan beeraha si ay gutaan waajibaadka. Wasiirka ayay ahayd inuu ka shaqeeyo caafimaadka xilli xanuunada uGu badan ee dadku qaadey ay ka timaadio nadaafa xumada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.