X

War aad loogu diirsado oo ka soo baxay abaaraha gobolada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan

War lagu diirsado ayaa ka soo baxay abaaraha gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe iyadoo abaartu hadda ku hartey kaliya gobolada Woqooyiga Somaliya sida Awdal oo ay ugu daran tahay. Wararka la helayo ayaa sheegay in wabiga Shabeelle uu keenay biyo aad u farabadan oo dadku hadda ku diirsadeen.

Biyahaas aadka u farabadan oo Somalida qaar ku eedeeyeen Itoobiya in ay biyo xireeno ka samaysatay ayaa roobab da’ay kadib wabigu uu soo daayay nimcada RABI ugu deeqay umadiisa tabaalaysan ee diciifka ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.