X

War deg dega: Ciidanka Siilaanyo oo bandoo saaray caawa sagaalkii habeenimo magaalada Boorama

Boorama-Araabinews–Waxa caawa bandoo Saaran magaalada Boorama oo xalay is rasaasayn dhexmartay kacdoonka reer Adal iyo ciidanka Siilaanyo u jooga magaalada ee Ingiriisku tababaray.

Dadka ayaa sagaalkii habeenimo iska xaadiriyay guryahooda halka Hargeysa shidan tahay huteeladooduna camiran yihiin iyo baayac mushrarkuba.

Tani ayaa dadka reer Adal ka sii qaadayaan adkaysi iyagoo og halka guushu taalo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.