War laga helayo huteel SYL oo Ku dhegan madaxtooyada ayaa lagu soo waramayaa in dhiigmiiratada shabaab oo qarax isku soo direy ay Ku xasuuqeen dadkii fadhiyay.
Dhiigmiiratada ayaa isticmaalay khidad cusub oo ay Ku xasuuqaan dadka iyagoo qarziyay naftii haligii hore xaga naftii haligaha labaad uu sugayay Ku kale ee baxaya.
Dhimashada ayaan la garanayn inta ay gaarayso.
La soco wararka dambe
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS