Wararka laga helayo Faransiiska ayaa sheegaya in gaadhi xamuula nooca dhex dhexaadka ah uu jiidhey dad dabaaldeg u joogey magaalada NICE waxana Jira dhimasho badan sida wararka lagu helayo.
Faransiiska ayaa ku Jira dabaaldeg xilliga uu dhacay falkan naxdinta leh ilaa hadda waxa wararku sheegayaan in uu ahaa hal gaadhi oo xamuulka qaada.
La soco wixii ka soo kordha arintan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS