War hadda naga soo gaaray Boorama ayaa sheegaya in is rasaasayn ka dhacayso bartamaha magaalada. Wararka ayaan si rasmiya loo hayn cida is rasaasaynaysa waxase warar ay sheegayaan in tuugo afka soo duubatay ay isku dayeen in ay dhacaan bakhaar ka mida bakhaarada waaweyn ee magaalada.
Warkaas ayaan la xaqiijin Karin waxase aan baaritaan ku jirnaa cida rasaasta ridey iyo sababta rasmiga ah ee ka dambeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM