Madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye oo shir jaraaid qabtey ayaa kala direy golihii wasiirada isla markaana ku dhawaaqay doorasho. Madaxweynaha ayaa sidoo kale magacaabay guddi doorasho oo gaarsiiya maamulka hanaan doorasho oo xalaala loona wada dhanyahay.
ARAABINEWS.COM
.