X

War deg dega: Qarax argagixisada ku dili rabtey wasiir reer Jubba ah oo la fashiliyay yaase ku xirayay

Sirdoonka maamulka Jubba ayaa ku guulaystay in ay fashiliyaan qarax gaarigiisa loogu xirey wasiir ka tirsan maamulka Jubba kaas oo laga gaaray inta aanu qarxin kahor. Ninka ay adeegsadeen ayaa wasiirku adeer u ahaa . Waxase cajiiba inta uu ku iibsadey xasuuqaas fashilmey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.