X

War deg dega: qarax xoogan oo markale ka dhacay goob u dhow hotel Central ee Muqdisho

 

Muqdisho–War mardhow soo dhacay ayaa sheegaya in argagixisada shabaab gaadhi ay dhigeen goob u dhow hotel Central oo ah maqaaxi shaaha laga cabo oo ay ugu talogaleen in ay xasuuqaan ummad Muslima. Warka oo hadda cusub lama garan karo inta muslimiina ee ay xasuuqeen.

La soco wararka dambe

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.