War deg dega: Shil aad u xun oo ka dhacay inta u dhaxaysa Gabiley iyo Kalabaydh iyo dhimashada oo badan
WAr deg dega: dad aad u tirabadan ayaa iskugu soo ururey isbitaalka Hargeysa kadib shil aad u xun oo ka dacay inta u dhaxaysa Gabiley iyo Kalabaydh oo galaaftey dad gaartaya 14 qof. Dhaawaca ayaan la dheegin inta uu yahay.