X

War deg dega: Sucuudiga oo laga arkey bisha Shawaal taas oo ka dhigan in berito ay tahay CIID inta la soonta Sucuudiga

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Sucuudiga laga arkey bisha shawaal taas oo ka dhigin in ay beri tahay CIID. Waxaan ummada leenahay CIID MUBAARAK. Sucuudiga ayaa ku dhawaaqi doona in ay tahay beri CIID. Wadamada Yrub ee la ciida Sucuudiga asyay beri u tahay Ciid.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.