Sucuudiga oo ay la soomaan muslimiinta Yurub intooda badan ayaa ku dhawaaqay in BERI oo Salaasa ah ay tahay maalinta ugu dambeysa Soonka isla markaana maalinta ARBACADA ay tahay CIID sida ay qoreen saxaafada Sucuudiga.
Dhinaca kale masjidka weyn ee BARTAMAHA LONDON ee dalka Ingiriiska oo iyagu Sucuudiga la sooma ayaa sheegay in ay beri tahay maalin SOON ah.
Wadamada CARABTA ayaa badankooda ay BERI u tahay SOON isla markaana CIIDA SOONFUR tahay maalinta ARBACADA.
Wali wax wara kama soo bixin Somaliya in laga arkey bisha Shuwaal iyo in kale waxayse u muuqataa in ay la CIIDI doonaan wadamada kale.
ARAABINEWS