X

War deg dega: Tahriibayaashii Somalida ahaa ee gaadhigu kula rogmaday Khartuum oo la soo bandhigey+SAWIRO

Khartuum–Tahriibayaashii Somalida ahaa ee gaadhigu kula gadoomay meel u dhow Khartuum oo ,aydkooda la soo bandhigey. Tahriibayaashan ayaan si fiican loo arkayn wajigooda taas oo adkeynaysa in waalidkood oo ay marki hore ka soo carareen ay garteen. Dhalintan ayaa is lahaa nolol ka raadsada Yurub.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.