Wariye Hindiyo oo ninkeeda ay hore u dileen argagixisada shabaab ayaa iyadana ay hadda u dhigeen qarax..qaraxaas oo lagu rakibey gaarigeeda. Wariyaha oo loo qaaday isbitaalka Muqdisho ayaa la sheegay in ay u geriyooday dhaawaceeda.
Wariye Hindiyo ayaa ka tagtey laba caruura oo ay waalid tireen argagixisada banaysatay dhiigeena ee la baxday shabaab.
Agaasimaha Radio Muqdisho, Cabdiraxiim Ciise Caddow oo ku sugan Isbitaalka Madiina ayaa sheegay in ay geeriyootay Hindiyo.
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM