War dega: Hogaanka Suldaan Wabar oo ku dhawaaqay dawlad cusub iyo calan cusub iyo hadaladii Suldaanka+MUUQAAL
Awdal–Hogaanka Kacdoonka reer Adal ayaa ku dhawaaqay dawladiisa iyagoo sida kale samaystay calan cusub golaha wasiirada ayaa laga hor akhriyay saxaafada.