Awdal 22 Dec 2014–Ma nihin dhuuni qaatayaal waa fariinta ay soo direen ciidanka uu hogaamiyo Suldaan Wabar ee diyaarka u ah dib u hanashada dhulkooda iyo khayraadka ku jira oo hadda ay ka qatan yihiin iyadoo dekedihii madaaradii iyo lacagtii cashuurtooda guryo iyo daaro waaweyn ay ka dhisteen kooxda Xirsi Tooriile iyo SNM.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS