X

War degdega: Suldaan Saleebaan oo shir jaraaid sheegayna in Samaroonku dhinac u dhaco: anagaa bilowney+MUUQAAL

Boorama 24 Dec 2014–Suldaan Saleebaan Cali oo ka mida  suldaanada gobolada Awdal ayaa shir jaraaid ku qabtey Boorama sheegayna in iyagu bilaabeen tabashada Suldaan Wabarna ku daray ficilkii. Waxa dhinaca kale uu Saylici u sheegay in uu ku joogo jagada magaca reerka ee aanu kolba u soo dirin cidkale magaalada reer awdalna si dadban wax ugu sheegay. Wuxuuna sheegay in hadalkiisan waxwalba kasoo bixi doono.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.