X

War farxad leh: argagixis gaari qarxiyay oo nolosha lagu qabtey

Duhurkii maanta ayay ahayd markii argagixiso ka tirsan kooxda gaalaynta Shabaab oo gaari uu waday ku warxiyay argagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Nadiib wanaag cidi eax kuma noqon. Waxase wax lagu farxo in nolosha lagu qabtey dhiigmiiradkiu qarxiyay.


Taliye Saakiye Xuseen oo ka hadashay qaraxaas gaari ayaa sheegtay in cidi waxba ku nowon laakiin nolosha lagu qabtey argagixiskii waday o isku dayay in uu magaalka dhinac ka galo.

Kooxda gaalaynta shabaab ayaa hadda la ogaadey in xataa dadka isku wata gawaadhida raaxada ay beegsadaan sida waraysi ay ju bixiyeen.


Dad badan ayaa is weydiinaya xagey ku dambeeyeen kueii hore loo qabtey oo ilaa hadda aan dil lagu xukumin mise kuwa aan qabiil weyn ka dhalan ayaa la dilaa ayuu yiri Cali Calasow oo Muqdisho jooga.


Qaraxa labaad oo isna isla duhurka dhacay barxada taalada Sayidka oo dad badani isticmaalaan ayaa waxa jira xasuuq aan welli la sheegin inta uu le’egyahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.