Maxkamad ku taal Muqdisho ayaa dikl toogasho ah ku xukuntey ninkii sida foosha xun u diley Hindiya Xaaji Maxamed. Ninkan ayaa ka tirsanaa argagixisada banaysatey dhiigeena ayaa dlka toogasho aad loo soo dhaweeyay iyadoo lagu farxay cadaalada la marsiiyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS