Xildhibaan Maxamed Cabdi oo wadani ruug cadaaye ayaa ku qarxiyay shirka Xamar uga socda qaar ka mida jufooyinka Somalida. xildhibaanka oo ka naxay si foosha xun ee ay wax u socdaan ayaa diidey in afka la qabto wuxuuna sheegay in meesha lagu kala tago.
Aaway min Lawyacado iyo Raaskambooni meesha miyay fadhiyaan waxaan maqlaynaa erayada Somaliya iyo Somaliland iyo dadka Af-Somaliga ku hadla oo inta badan Istcimaalaan gooni goosadku.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS