X

War naxdinleh : haween ka shaqeeya nadaafada oo goordhow la sumeeyay: SAWIRO

Haween ka shaqeeya nadaafada ayaa goordhow la sumeeyay. Haweenkan lagu sumeeyay magaalada Muqdisho ayaa loola cararay isbitaalada magaalada si loo daaweeyo.

Haweenkan la sumooyay ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 9. Waxa warku sheegayaan in gaari Soomaalida u taqaano NOHA uu buufiyay sun. Gaarigan ayaan lambar lahayn.



Afar ka mid ah Haweenka sumoobay oo xaaladooda aad u daran ayaa la geeyay ayaa loola cararay isbitaalka Turkiga ee Digfeer. Ilaa hadda war lagama soo saarin sidey wax u dhaceen.

Dadka qaar ayaa leh waxa ka masuul ah argagixisada oo gaariga soo kireystay.  Hore ayaa argagixisadu u dishey haween masaakiina oo ka xoogsada nadaafada dalkooda.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.