X

War naxdinleh hooyo waraabe ku cuney deegaanada Giriyaadka ee gobolka Awdal kadib markii haraad u dhinteen

War naxdinleh ayaa ka imanaya deegaanada Giriyaadka halkaas oo hooyo hore u dhimatey uu waraabe ku cunay. Waxa daraad la sheegay in qoys uu haraad ugu dhintey Giriyaadka kadib markii ay ka lumeen wadadii ay qaadayeen sidaana haraad ugu dhinteen.

Waa warkii ugu naxdinta badnaa ee ka soo baxa abaaraha sadex sano jirsadey ee ka Jira gobolada Awdal iyo Salal oo ka awood batey dadka deegaanka iyadfoo ayna jirin dawlad wax ka qabata oo dalku ku jiro burbur iyo maamul jufeedyo.

Lama garanayo in hooyadan oo kaliya ay dhimatey iyo in ay jiraan dad kale oo la socdey oo iyagana uu cuney waraabuhu.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.