Dowlada Soomaaliya ayaa goordhow sheegtay iney soo gaba gabeysay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka gobolka Banaadir ayaa tilmaamay iney gacanta ku dhigeen hogaamiyihii ka danbeeyay weerarkii Liido. Warkan ayaa imanaya xilli argagixisada shabaab ay rabeen in ay xasuuqaan shacab aad u farabadan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS