X

Waraabe 3 qof ku cunay deegaan ka mida gobolka Sanaag

Dhacdo naxdinle ayaa ka dhacdey deegaanka Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag halkaas oo waraabe ku cunay 3 qof. Maaha markii ugu horeysay ee waraabe ku cuno dad kuwo kalena u gaysto dhaawacyo culus. Dadkan uu cuney ayaa waxa ugu daran hooyo da’ah oo xanuunsanaysay oo is tiri dibedda ka qaado naacawda.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.